KIIN JAMAC – BYE BYE LYRICS

× Markaan kuu baahnaa
× Bastay jaceyl haa
× Iimaad beer naxaynoo
× Boogta iigamaad dayn
2x
× Ciyaartu waa barbar dhac
× Bartii hore ma joogto
× Baraarugayba waan kacay
× Boodhkaan iska Jafoo
× Bahdil waan ka waynahay
2x
× Hay barooran
× Hay baryin
× Baabuurka raac
× Bye Bye
2x
× Buuqaagaan ku Daaloo
× Been beenta Sheekada
× Hadaan isbadalayaa .
× Ma buug aan dhamaanbaa

Leave a Comment